Wasaaradda gargaarka Hirshabeelle oo ka digtay fatahaad ku dhufata Baladweyne.

0
149

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isku duwaha Wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Hirshabeelle Cabdisalaan Faarax Maxamed oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in magaalada Baladweyne ay wajaheyso xaalad adag.

Cabdisalaan Faarax Maxamed Isku duwaha Wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Hirshabeelle ayaa bulshada Magaalada Baladweyne ku booriyey in ay kabaxaan Magaalada intii ay qatar wajihi lahaayeen.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa