Sicir barar ku yimid qiimaha la iibiyo bacaha iyo marakaneecooyinka suuqyada Baladweyne.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa sare ukac kuyimid qiimaha la iibiyo bacaha laga galo Roobka teendhooyinka iyo sa sanyeeriga kaneecada.

Sare ukacan ayaa waxaa sabab u ah xili roobaadkii deyrta oo lagugada galay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramaya