Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda Gaadiidka iyo duulista hawada maamulka Hirshabelle ayaa Magalada Jowhar ka bilowday Taarga-bixinta Gaadiidka iyo Leesin qaadashada .
Munaasabadda lagu bixinayey taargada kawaarida ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Gaadiidka maamulka Hirshabelle iyo Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee maamulka Hirshabelle.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa