Ganacsatada Suuqa khudaarta ee Baladweyne oo saameyn kala kulmay wadooyinka ay biyaha fadhiyaan.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roob xoogan oo ka da’ay Magaalada Baladweyne ayaa saameeyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqa ganacsiga Suuqa Khudaarta ee Baladweyne.

Meelaha ugu muhiimsan ee Suuqa ayaa waxaa fadhiya biyo iyo dhiiqo kuwaasi oo caqabad ku noqday isticmaalka gaadiidka waxaana ka dhalan kara cuduro kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa