Ganacsatada Magaalada Jowhar Oo Cabsi ka qabo Fatahaada Webiga Shabeelle.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada Magaalada Jowhar ayaa mudooyinkii dambe Muujinayay cabsi xoogan oo ku aadan Fatahaad uu sameeyay Webiga Shabelle kaas oo Ganacsatada u keeni karo maciishada oo qaaliyowda ayaa waxaa ay haatan Ganacsatada Magaalada Jowhar ka hadleen cabdsida ay ka qabaan Fatahaada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya