Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xirfadda qurxinta Dumarka waxaa ay ka mid tahay xirfadaha ugu badan ee ay Haweenka Soomaaliyeed ku shaqaystaan noloshoodana ku mareeyaan.
Haweenka ku nool Magaalada Dhobley ayaa bilaabay inay bartaan qaabka cilaanka loogu saaro dumarka iyo meek-apka si ay u furtaan xarumo cilaan saar oo ay noloshooda ka maareeyaan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa