Maamulka Degmada Buurdhuubo oo ka hadlay Saamaynta Fatahaaddu ay ku yeelatay Degmadaasi.

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Gobalka Gedo ay ku sii fidayso fatahaada Elnino ayaa waxaa xalad khadar ah laga soo sheegayaa jiinka uu ku xeeranayahay Wabiga Jubba Baardheere, Buur-dhuubo, Luuq.

Maamulka Degmada Buurdhuubo oo ka shanaya dhalinyarada Degmada ayaa gurmad u fidiyay dadkii ay barakiciyeen biyaha waxaa ayna u soo badbaadiyeen wixii ay cuni lahaayeen.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya