Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Degmada Buur-dhuubo ayaa wajahaya dhibaatada fatahaada u sameeyay Wabiga Jubba ee dhexmara Degmada Buur-dhuubo ee Gobalka Gedo.
Fatahaadda uu sameeyay Wabiga Jubba ayaa gabi ahaan hakisay dhaqdhaqaaqyada Waxbarashada Caafimaadka isku socodka dadka iyo gaadiidka waxaana ku Baracay Qoysas tiro badan waxaa uuna samayn ku yeeshey Beeralayda Degmada oo uu kala tagay dalagii.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya