Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland kaasi oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa kasoo qeeb galay Hay’ada bahwadaagta la ah Wasaarada caafimaadka shaqaalaha Wasaaradda caafimaadka Jubbaland iyo xubno ka socday Hay’ada UNICEF
Ujeedada loo qabtay shirkan ayaa ahayd waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda sanadkii lasoo dhaafay iyo qorshayaasha sanadka cusub.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya