Maamulka gobolka Hiiraan oo ugu baaqay hay’addaha samafalka in ay caawiyaan dadka Barakacayaasha

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiya ku xigeenka arimaha bulshada Gobolka Hiiraan Cabdi Waajid Cumar Nuuriyoow oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Barakacayasha Baladweyne ay haysato xaalado aad udaran.

waxaa uu sheegay in roobka deeyrta ee da’aya ay saameyn weyn ku yeesheen madama aysan haysan guryo celin karo dhibicda roobka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaya