Maamulka Dhoobley oo kormeeray Kamaamka Barakacayaasha oo uu saameeyay Roobku

0
102

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Dhoobley ee Gobalkaa Jubbada Hoose iyo masuuliyiin ka socotay Hay’adda qaxootiga Barakacayaasha Jubbaland ayaa kormeer ku tagay kaamamka Barakacayaasha Degmada Dhoobley oo ay saameyeen Roobabkii dhawaan ka day Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose kaas oo saamayn xoog leh ugaystay dadka aadka u nugul ee ku nool xeryaha Barakacayaasha ee Dhoobley.

Qaar kamid ah dadka danyartaa ee uu saamaynta ku yeeshey Roobabkii ka da’ay Degmada oo Warbaahinta lahadlay ayaa kawarbixiyay saamaynta uu gaystay Roobabka ka da’ay Degmada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya