Maalinta Caalamiaga ah ee Magaalooyinka Adduunka oo Maanta ku beega.

0
167

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Magaalooyinka Adduunka waa maalin xuska Qaramada Midoobay oo sannad walba laqabto 31ka Oktoobar, oo markii ugu horreysay la qabtay 2014, waxaa soo qabanqaabisay
Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan dejinta Aadanaha (UN-Habitat) iyada oo la
kaashanaysa magaalada martida loo yahay ee la doortay sannad kasta.

Maalinta Magaalooyinka Adduunka waxaa la aasaasay 27kii Diseembar 2013 Golaha Guud ee Qaramada Midoobay qaraarkiisa A/RES/68/239, kaas oo Golaha Guud “go’aansado in 31
Oktoobar, laga bilaabo 2014, loo aqoonsado Maalinta Magaalooyinka Adduunka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya