Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay socoto waanwaan loosoo jeedinayo beelaha walaalaha ah ee kunool deegaano hoostago Degmada Cadale ee Gobalkani Sh/dhexe ayaa Bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar waxa ay soo dhaweeyeen waanwaanta iyadoona Odiyaasha dhaqanka Magaalada Jowhar ay baaq nabadeed u direen beelahaasi.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya