Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle Oo Diyaarisay Sharciyo Ilaalinayo Xuquuqda Haweenka.

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ku nool deegaanada miiyga iyo magaalooyinka dalka soomaaliya  ayaa la kulma dhibaatooyin badan oo ay ka mid tahay kufsiga, haba ugu badnaadaane haweenka tacadiyada la kulma kuwaa oo ku nool miiyga balse anan helin xeerka xuquuqda haweenka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa