Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soomaaliya waxaa Maanta laga Hirgaliyay Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay Dalka dibadiisa Gaar ahaan Turkiga oo laga daah furay Magaalada Muqdisho Bangiga Ziraat Katilim waxaa iska leh Dowlada Turkiga waxaana Bangiga ruqsada ogalaanshaha uu ku howlgali lahaa siiyay Dowlada Soomaaliya.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya