kulan Bulshada looga wacyi galinayay Dhibaatooyinka ka dhasha fatahaadaha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
135

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta musiibooyinka Jubbaland ayaa Maanta Gudoomiyeyaasha Xaafadaha Kismaayo kulan wacyi galin ah oo ku saabsan Fatahaada wabiga iyo duufaanada waxaana kulanka ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta musiibooyinka Jubbaland Agaasimaha Arimaha Bulshada Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo Gudoomiyeyaasha Xaafadaha Kismaayo iyo Marti Sharaf kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya