Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo booqasho ku tagay Deegaanada Waqooyi ee Magaalada Kismaayo

0
77
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud oo ay wehlinayaan Agaasimaha guud ee wasaaradda Aadan Faarax Gaarane qaar ka mid ah saraakiisha wasaaradda ayaa kormeer ku tagay deegaanada saran jiinka wabiga jubba halkaas oo fatahaad uu ka sameeye Wabiga.
Masuuliyiinta wasaaradda gargaarka ayaa la kulmay bulshada dagan deeganada, Werkooy Siingaler, Farwaamo Baarka,halkaas oo ay jiifaan Biyaha wabiga.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya