Dhalinyarada Baydhabo oo Loo tababarayo Xirfada ay ku shaqeystaan.

0
168

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa qaar kamid ah dhalinyarada Magaalada Baydhabo u dahfurtay farbarashada iyo Computer-ka.

Dhalinyarada ayaa waxaa laga soo kala xulay dhalinyarada Degmada Baydhabo, kuwa baahiyaha gaarka ah qaba iyo qaar kamid ah ku nool Barkacyaasha ayaa fursaddaan ka faa’iideysan doonaan mudada uu tababarka uu socdo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa