Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubbaland oo ay wehelinayeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo xubno ka socday Bangiga Adduunka oo isugu jiray Khuburo iyo Injineero ayaa maanta kormeeray xarunta Kalluumaysatada ku shaqaystaan ee Kiboora ee Magaalada Kismaayo.
Kormeerkan ayaa daarnaa sidii dib u habayn loogu samayn lahaa xarumaha ay ku shaqaystaan kalluumaysatada ku nool magaalada Kismaayo iyo in ay helaan agab ku filan si loo horumariyo wax soo saarkooda.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya