Haweenka Barnaya Sameynta Saabuunta oo ku soo badanaya Degmada Dhoobley.

0
225

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Farsamada gacanta oo ka kooban noocyo kala duwan waa mid kamid ah xirfadaha ay sida weyn ugu faa’iideen Da’ayar badan oo Soomaaliyeed, Waxaayna hada ay shaaqo abuur u noqotay Dhalinyaro aad u tiro badan kuwaasi oo iskugu jira Wiilal iyo Gabdho islamarkaana ka maareeya noloshooda iyo tan Qoysaskooda.

Magaalada Dhoobley waxaa ku yaalo xaruumo Lagu barto farsamoyinka gacanta Iyadoona ay jirto mid u gaar ah Haweenka ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa