Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waasaradda haweenka iyo xuquuqul iinsanka Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga arrinsanaayey xeerka naafada.
Kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno ka socday golaha wakiilada Jubbaland, guddiga xuquuqul iinsanka ee wasaaradda, ururka haweenka iyo bulshada riydka Jubbaland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya