Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Ilays ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo la aas-aasay sanadkii 2017 kii ayaa waxaa wax ka barta in ka badan 400 oo Arday kuwaas oo qaar kood ay yihiin Arday danyar iyo Agoomo ah.
Maamulaha Iskuulka Ilaays Maxamed Cali Cabdi ayaa kawarbixiyay Marxaladihii kala duwanaa ee uu Iskuulkaan soo maray tan iyo markii la aas-aasay iyo fursadaha waxbarasho ee ay siiyeen Ardayda danyarta ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya