Bulshada Gobolka Hiiraan oo looga digay fatahaad uu sameeyo wabbiga Shabeelle.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili uu Roobabkii dayrta ay ka curteen Magaalada Baladweyne ayaa hadana waxaa laga cabsi qabaa in uu fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeelle sida looga bartay sanadhii udanbeeyay sanad walba marka lagaaro xili Roobaadka.

Maamulka Baladweyne ayaa bulshada ku dhaqan gobalka ugu baaqay in dadka degana hareeraha Wabiga ay ka fejignaan dheeri ah sameeyaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya