Maamulka Degmada Luuq oo ku baaqay in loo gurmado kumanaan qoys oo ay saamaysay fatahaada

0
181
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka degmada Luuq ayaa ku baaqay in loo gurmado kumanaan qoys oo ay saamaysay fatahaado ka dhashay roobka El Nino.
Roob saacado badan da’ayey ayaa sababay in biyo kusoo rogmadaan goobo ay deganaayeen dad isugu jira barakacayaal iyo danyar.
Guddoomiyaha maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo Daahir Muxumed Nuur ayaa Dowladda Jubbaland, Dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalka ugu baaqay in si deg deg ah loogu soo gurmado dadka ay samaysay fatahaadda El Nino.
Cabducasiis/Gudoomiyaha arrimaha bulshada degmada Luuq