Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ka soo baracakay Tuulooyin ka mid ah Gobolka Hiiraan ayaa soo gaaray kaamka Mubaarik oo ku yaalo Xaafadda Hoolwadaag ee Magaalada Baladweyne.
Dadkaan ayaa ahaay xoolo dhaqato iyo beraleey ay saameysay abaartii soo martay dalka kuwaas oo aan heysan Hooy, Cunto iyo Biyo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa