Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta daryelka iyo barbaarinta carruurta agoonta ah ayaa ee Degmada Godinlabe kana kooban qeybaha Waxbarashada, hooyga, Cunada iyo xafiisyo ayaa waxaa hirgaliyeey dad samafalyal ah oo kaso jeeda Deegaanka oo qurba joog uu badan waxana xarig jarkeeda kaso qeybgaley masuuliyin ka kala socoday Degmooyinka Caadaado iyo Godinlabe iyo waliba marti sharaf kale.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa