Qiimo Koror Ku yimid Lacagta Lagu Raaco Gaadiidka Bajaajta Magaalada Baydhabo.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda gaadiidka circka iyo dhuulka Dowlad Goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya amar ay maalin ka hor soo saartay ku mamnuucday in gaadiidka loo yaqaano Bajaajka lagu raaco dadka xad dhaafka ah gaar ahaan labada dhinac ee daraawalka taasi oo ay ku sheegtay in ay tahay wax sharci daro ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa