Maamulka degmada Balcad oo dib u dajin u sameeyay Barakacayaal cusub.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 300 oo Barakacayaal ah ayaa dib udajin loogu sameeyay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha dhaxe, Barakcayashan ayaa kasoo barakacay Deegaanka Basra.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaya