Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed.

0
117
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka duulaya doorka ganacsatadu ku leeyihiin jiheynta Dowladnimada casriga Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiima la qaatay xubno matalayay ganacsatada Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa diirada lagu saaray kaalinta Ganacsatada Soomaaliyeed ku leyihiin Dowladnimada casriga iyo higsiga fog oo ay yagleeshay Xukuumada dan qaran fulinta qorshayaasha Dowlada Horumarinta amniga iyo dhaqaalaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya