Xarumo caafimaad oo loo dhisayo Haweenka Barakacayasha ee Baladweyne.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarumaha Barakacayaasha ee ku yaalo Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku nool Haween badan oo uur leh kuwaas oo aan helin xarumo caafimaad oo ay ku dhalaan.

Haweenkaan ayaa waqtiga foosha loo soo qaadaa xarumaha caafimaadka ee Magaalada Baladweyne si ay ugu dhalaan iyagoo la kulmo dhibtooyin ay kamid yihiin dhiig bax iyo isku furan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa