Wadeyaasha gaadiidka ee Magaalada Kismaayo oo soo dhaweeyay dhismaha waddooyin Laami ah.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka duuleyso dib u dhiska dalka iyo gaarsiinta bulshada adeegyada aas aasiga ah ayaa dhawaan shaacisay in la bilaabi doono dhismaha wajiga labaad ee wadooyinka Degmada Kismaayo inta badan wadooyinka burbursan ayaa waxaa dhibaatooyin ku qaba isku socodka gaadiidka iyo dad waynaha iyado dhawaan la soo gabagabeeyay dhismaha wajiga 1-aad ee Wadooyinka Magaalada kismaayo.

Wadayaasha gaadiidka ee Magaalada kismaayo ayaa kawarbixiyay sida ay u arkaan dhismaha wajiga 2-aad ee wadooyinka waxayna sheegeen in ay aad ugu faraxsanyihiin.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya