Culimada Gobolka Mudug oo Gaalkacyo ku qabtay kulan looga hadlayo nabadda.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimaa’udiinka Gobolka Mudug ayaa Degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaas waxaa ay ku qabteen kulan looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa nabadda sidoo kalena loo joojin lahaa dagaal beeleedyo kusoo laalaabtay deegaanno ka tirsan gobollada Mudug iyo Galguduud, gaar ahaan gobolkaaas Mudug oo hadda beelo walaala ah ay ku dagaallamayaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa