Maamulka Dhuusamareeb oo ka hadlay waxyaabaha uga qabsoomay ka hortagidda Musiibooyinkii horay looga digay

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Todobaadyadii lasoo dhaafay Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka socday dadaalo kala duwan oo wax looga qabanaayo goobaha biyo fariisin oo laga cabsi qabo iney biyo badan fariistaan oo hadhow bulshada ay dhibaato badan kasoo gaarta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya