Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Baarsuguuni ee dhaca dhinaca Waqoyi Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka taagan baahi dhinaca adeegyada asasiga u ah nolasha, sida caafimaadka, Bulshada ku nool Deegaankaasi ayaa waxay intooda badan yihiin kuwa beeraley ah waxayna la xanuunsan yihiin cudurada sida Malariyada iyo cudur kale waxayna sheegeen in ay u baahan yihiin in loo hirgaliyo xarun caafimaad.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya