Gudoomiyaha Urur waynaha shaqaalaha Jubbland oo ka warbixiyay shaqada uu ururku qabto.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Urur Waaynaha shaqaalaha Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa la aas aasay dhamaadkii sanadkii la soo dhaafay ee 2022 waxaa la daah furay oo uu si rasmi ah u shaqa bilaabay bishii Sagaalaad ee  sanadkaan 2023.

Gudoomiyaha Urur Waaynaha shaqaalaha Jubbaland ayaa ka warbixiyay Muhiimadii ururkaan lo aas aasay iyo shaqooyinka hada uu qabto.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah-faahinaya