Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo Abuurtay fursado shaqo oo ay ku maareeyaan noloshooda

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inkasto shaqo la’aan baahsan ay ka jirto Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haddana waxaa jira dhalinyaro kale oo ku dhiiraday inay abuurtan fursado shaqo oo ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda.

Dhalinyarada shaqo abuurka sameeystay waxaa kamid ah Cumar Cabdi iyo Shariif Xuseen Jimcaale waxayna ka gancsadaan dalagyada ka soo go’a beeraha ku yaalo dalka iyagoo ka iibiya bulshada Magaaada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa