Wasiir kuxigeeenka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo gaaray Degmada Doolow.

0
132
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubbaland Abshir Maxamed Cabdi iyo Wefti uu Hoogaaminayo ayaa Galabta lagu soo dhaweyay Garoonka Diyaaradaha Degmada Doolow.
Wefdiga Waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Gudoomiye kuxigeenka Gobalka Gedo
Nasteex Abdi Saalax, Iskuduwaha wasaaradda Caafimaadka Doolow, Sarakiil Ciidan, ururka Haweenka iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada Degmada Doolow.
Naxwo Axmed kadiye.ayaa kawaramaya