Qiimaha shidaalka Suuqyada Magaalada Hargeysa oo sara u kac ku yimid.

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u kac xogan ayaa ku yimid qiimaha shidaalka Suuqyada Magaalada hargeysa kadib markii uu shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray iyada oo saameyn ku yeelatay darawalada kaxeeya gaadiidka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa