Tababar lagu baranayey Maareynta Khasaaraha Badan iyo Daryeelka Degdegga ah oo Muqdisho lagu qabtay

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababar lagu baranayay maaraynta khasaaraha badan iyo daryeelka dag daga ee aasaasiga ah ayaa waxaa loo furay dhaqaatiir ka kala socotay Wasaaradda caafimaadka XFS iyo hay’adda maaraynta masiibooyinka Qaranka ee SODMA Tababarkan oo socon doono maalmo ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda caafimaadka hay’adda SODMA mas’uuliyiinta Isbitaalka madiina.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya