Tababar ku saabsan habka lagu ogaado xaaladaha nafaqo daro oo laga furyay Kisaamyo.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland ayaa Maanta daah furtay Tababar ku saabsan xaalada nafaqo daro ee Deegaanada Miyiga ah iyo Magaalada Kismaayo.

Tababarkan ayaa waxaa ka faa’iideystan doona ilaa 190 qof oo kamid ah bahda Caafimaadka waxaana Tababarkan lagu baran doonaa habka lagu ogaado xaalada nafaqo daro ee Hooyada iyo dhalaanka.

Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ee Degmada Kismaayo Maxamed Sheekh Aaden ayaa fah-faahin ka bixiyay Muhiimada Tababarkan iyo waxyaabaha lagu baran doono.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya