Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Muqdisho fertility center oo ku yaala Degmada Hodan ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Bukaano kala duwan oo laga daweeyay xanuuno kala gadisan.
Bukaanada Daawada ka helay xaruntan fertility center ayaa soo booqday maanta iyago faraxsan Bukaanadan ayaa laga Daaweeyay dilanka, dhiciska iyo dhalma la’aanta.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya