Bulshada Jubbaland oo loogu baaqay iney u diyaar garoobaan isbadalka Cimillada.

0
136

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland Ceydiid Suleymaan Xaashi ayaa shacabka Jubbaland ugu baaqay iney u diyaar garoobaan isbadalka Cimillada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa