Maamulka Degmada Beledxaawo oo kulan is xog-wareysi ah la yeeshay ururada bulshada rayidka ah.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudomiyaha Degmada Baladxaawo Mudane Cabdirashiid Cabdi caroog oo safar shaqo kaga yimid Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa kulan is xog waraysi ah la yeeshay maamulka magaalada iyo ururada bulshada quybahooda kala duwan ee ku dhaqan Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysaa