Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay Cudurada looga hortagi karo gacma dhaqqa.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqidda gacmaha waa aasaaska koowaad ee nadaafada waxaana looga hortagi karaa cuduro badan kuwaas soo halis ku ah Aaadanaha.

Bulshada inteeda badan ayaan ku buraarugsanayn ahmiyada ay leedahay gacma dhaqa halka qaar kalana ay u arkaan mid muhiim u ah caafimaadkoda.

Dr maxamed cabdulahi oo kamid ah Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa faafaahin ka bixiyay muhiimada ay leedahay gacmo dhaqqa iyo cudurada looga hortagi karo.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya