Dadka Deegaanka Dhuxun-guduud ee Degmada Beledxaawo oo si is-xilqaan ah ku dhistay goob waxbarasho.

0
94

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka deegaanka Dhuxun-guduud oo hoos taga Degmada Beledxaawo ayaa si is-xilqaan ah ku dhistay Dugsi hoose dhexe.

Iskuduwaha Wasaaradda Waxbarashada DegmadaBeledxaawo Farxaan Afey Maxamed oo ka qeyb galay Munaasabad lagu furayay Iskuulkaasi ayaa Dadka Deegaanka ku booriyay in ay ka qeyb qaataan Horumarinta Waxbarashada.

Sido kale Dadka Deegaanka ayaa soo dhaweyay Furitaanka Iskuulka hoose dhexe ee deegaanka Dhuxun-guduud.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya