Maamulka Dhuusamareeb oo mideeyay Shiradaha ka shaqeeya nadaafadda Magaalada.

0
86

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa qabtay munaasabad lagu mideynayey shirkadaha kala duwan ee ka shaqeeya nadaafada Magaalada Dhuusamreeb waxaana dib u eegis ka dib masuuliyadda nadaafadda Magaalada iyo qashin qaadkeeda ku wareejiyay hal shirkad oo lagu magacaabo Amiira.

Company Amiira ayaa ka shaqeyn doonta dardargelinta shaqooyinka nadaafadda Magaalada dhuusamareeb.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa