(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiiboyinka Jubbaland Mudane Maxamed Cusman Jaamac oo ka hadlayey deeq rashiin ah oo la gaarsiisay qoysas danyar ah ayaa cod dheer iyo mid gaaban Hay`addaha Gargaarka ugu baaqday inay kordhiyaan u Gargaarida dadka baahan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya