Odayaasha dhaqanka Dhoobley oo ka hadlay doorkooda xalinta khilaafadka.

0
105

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabadda oo ah furaha nolosha ayaa ah mid uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni, Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa haatan ka jirta nabad iyo xasilooni taas oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeynta bulshada iyo Dowlada.

Qaar kamid ah odayaasha dhanka ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay doorka ay odaayasha dhaqanka ku leeyihin xalinta kilaafadka iyo sidokale ka shaqeynta Nabada iyo Horumarinteeda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa