(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeb waxay leedahay suuq weyn oo lagu iibiyo hilibka geela nuucyadiisa kala duwan halkaas oo ay ka shaqeeyaan haween badan oo nolosha qoysaskooda ka maareeya iibinta hilibka.
Goobtan suuqa ah waa dhisme hore oo shaqeynayey in ku dhow 20 sanno waxaana haweenkan qaar kood ka shaqeynayaan muddo dheer halka qaar koodna ay dhawaan ay kusoo biireen shaqadan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa