(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hey’adda TAG-Foundation oo kaashaneysa Hay’adda save Children ayaa maalgalin Ganasi usamaysay, ku dhawaad 200 oo haween ah kuwa oo ku nool degmooyinka gobolka Mudug garahan degmooyinka Gaalkacyo, Galdogob iyo Bursaalax.
Munaasabadda maalgalinta Haweenka loogu sameyna ayaa waxa ka soo qeebgalay Maamulka gobolka Mudug iyo kan Degmada Galkacyo ee Puntland.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa